Share with your friends via email
Dhalinyaro iyo Aqoonyahanka Gobolka Togdheer Oo Taageeray Musharaxa Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Aqoonyahan Ibraahim Daahir Dubad
Burco(AFKA)Aqooon Yahay Iyo Dhalinyaro gobolka togdheer Ayaa taageeray musharaxa gudoomiyaha xisbiga waddani aqoonyahan ibraahim daahir dubad