Share with your friends via email

Ciidamada Itoobiya oo ka baxay Tiyeegloow iyo Dowladda Itoobiya oo ka hadashay Bixitaanka

Ciidamada dalka Itoobiya ayaa saakay isaga baxay Degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool, iyadoo markiibana ay la wareegeen xoogag Al-sabaab ka tirsan, sida ay sheegeen Madax Maamulka Koonfur-galbeed ka tirsan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip