Share with your friends via email

Daawo: Madaxda Asxaabta Qaranka Oo Maanta La Kulmay Komishanka Doorashooyinka Qaranka Iyo Haayadaha Somaliland Ka Taageera Dhinaca Doorashooyinka.

Guddomiyaha UCID Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa Warbaahinta uga Warramay Waxyaabihii kulankaasi lagaga wada hadlay, Rajo fiicana ka muujiyey in Doorashadu Xilligeedi dhacdo

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip