Share with your friends via email

Wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa bilowday dajinta qorshaha sanad miisaaniyadeedka 2015-ka, taasoo falanqaynteeda si rasmi ah loo gudagali doono bisha Augost.

Wareegto uu wasiirka wasaaradda Maaliyadda Somaliland C/casiis Maxamed Samaale u kala diray Wasaaraddaha iyo Hay'adaha Dawladda ayuu ku war-geliyey inay masuuliyiinta hay'adahaasi ku soo xareeyaan qorshayaashooda sannad Miisaaniyadeedka 201

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip