Share with your friends via email

Daawo:Wasaaradda Waxbarashada iyo Guddiga Imtixaanadka Qaranka oo Kormeerayashi iyo Hawlwadeenadii Imtixanadka Shahaadiga ee Form4 iyo Class 8 u kala Diray Gobolada Dalka

Munasibad loo sameyey Ambabixinta Kormeerayasha Imtixaanadka Shahaadiga oo 21-June ka bilaabmi doona Dalka waxa Dardaaran iyo duco ba u soo jeediyey Wasiirka Waxbarashada JSL Samsam, Wasirudawlaha Waxbarashad iyo Masuliyinta Guddiga Imtixanadka QARAN

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip