Share with your friends via email

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Oo Ku Guuleystay Xubnaha Aqalka Sare Xubno Ee Ka Soo Jeeda Somaliland.

Muqdisho(AFKA);Wasiirka warfaafinta Dawladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa maanta loo doortay Xubnaha aqalka Sare ku matalaya Deegaanada Somaliland,waxaana uu ka guuleystay Axmed Maxamed Cumar.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip