Share with your friends via email

Khasaare Dhaawac Iyo Dhimasho Iskugu Jira Oo Ka Dhashay Gaadhi Ku Qarxay Duleedka Magaalada Muqdisho

Muqdisho(AFKA);Wararka naga soo gaaraya deegaanka Siinka Dheer ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhaweyd gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay lagu qarxiyay bar koontorool oo ay joogeen ciidammada ammaanka ee Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip