Hargeysa(AFKA)Hoggaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa si cad u iftiimiyey sida Xisbiyada siyaasadda Somaliland ay ugu kala aragti duwanaan karaan siyaasadda arrimaha dibadda balse aanay ugu kala duwanaan karin da