Share with your friends via email

Diwaangelinta tijaabadda codbixiyayaasha Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta ka bilaabantay Caasimadda Hargeysa iyo Degmadda Baki ee Gobolka Awddal,

waxaana arrintaasi sharaxay Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Maxamed Axmed Xirsi (Geelle) oo Warbaahinta la hadla

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip