Share with your friends via email

Qaraxyo waaweyn oo ka dhacay suuq ku yaala caasimada dalka Mexico

Qaraxyo is xigxigay oo aad u badan ayaa waxay ka dheceen suuq ku yaalla duleedka caasimadda dalka Mexico. Suuqa ayaa lagu iibiyaa rashka iyo baaruud.dowladda ayaa sheegtay in ugu yaraan 26 qof ay ku dhinteen.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip