Share with your friends via email

Dawladaha Somaliland Iyo Imaaraadka Carabta Oo Kala Saxeexday Heshiiska Saldhigyo Milatari Oo Madaarka Iyo Dekedda Berbera Lagu Siinayo UAE.

Dawladda Imaaraadka Carabta iyo dawladda Somaliland ayaa kala saxeexday heshiis milatari oo ku saabsan sidii Imaaraadka Carabtu saldhigyo milatari ugu yeelan lahaa magaalada Berbera.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip