Daawo.Siyaasi C/raxmaan Ibraahim Cali Oo Kamida Xisbiga Waddani Oo Xukumadana Ku Eedayey In Hawshii Qaranka Uu Hayeen Ku Fashilmeen.
Borame(AFKA)Siyaasi A/raxmaan Ibraahim Cali Oo Ka Mida Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Oo Si Adag Uga Hadlay Jidh Dilkii Loo Gaystay Haldoor Barkhad Xukumadana Ku Eedayey In Hawshii Qaranka Uu Hayeen Ku Fashilmeen.