Share with your friends via email

Daawo Sawirada: Bariis Caag laga sameeyay oo lagu qabtay Wadan kuyaala Qaarada Afrika

Dowlada Nageria ayaa shaaca ka qaaday in ay qabatay lana wareegtay 2.5tan oo bariis caag laga soo sameeyay , waxaana bariiskan loogu tala galay in la galiyo Suuqyada waa weyn ee dalkaasi si dadku u cunaan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip