Share with your friends via email

Shacabka Oo U Dheg Taagaya Natijada Kulanka Sabtida Ee Saddexda Murashax Iyo Guddiga Doorashooyinka Qaranka

Hargeysa(AFKA)Waxa ay shacabka Somaliland si weyn ugu dheg taagayaan kulanka la filayo inay Sabtida isugu yimaadaan saddexda xisbi qaran iyo guddiga doorashooyinku, kaas oo muhiim u ah arrimaha qabsoomida doorashada madaxtooyada.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip