Muqisho(AFKA);Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somaliya ahna Sii haya Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka, ayaa maanta ku dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan qabashada Baarlamaanka Somaliya mar kale.
To:
From:
Your Name:
Message: