Musharixiinta U Tartamaya Hogaanka Aqalka Hoose Ee Baarlamaanka Somaliya Oo La Shaaciyey.
Muqdisho(AFKA);Guddida Aqalka hoose ee baarlamaanka Somaliya u qaabilsan doorashada hogaanka baarlamaanka ayaa shaaciyey musharaxiinta soo gudbiyey codsiyada ay ku dalbanayaan in loo doorto hogaanka baarlamaanka.