Wadanku waxa uu ku jiraa abaaro ba,an oo saameeyay dad iyo duunyaba taas oo keentay xataa in reer miyigiii markii ay u adkaysan waayeen macaluusha iyo daruufta adag ee taala baadiyaha ay iyaga iyo xoolahoodiiba usoo hayaameen magaalooyinka waawayn ee