Hargeysa(AFKA);Xildhibaanada gollaha guurtida Somaliland ayaa waxaa fadhigii ay yeesheen ku ansixiyeen xeerka doorashoyinka madaxtooyada iyo golayaasha deeganka. Xeerkan ayaa waxaa hore u soo ansixiyey xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland.
To:
From:
Your Name:
Message: