Share with your friends via email

Daawo: Sh. aadan Siiro oo ka hadlay Saldhiga Milleteri ee imaaraatku ka samaysanayo Berbera

Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Saldhigga Milletari ee Dawladda Imaaraadka Carabtu doonayso inay ka samaysato Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip