Share with your friends via email

Jawaari oo beeniyay in uu khadka talleefoonka uga qeyb-galay kulan ay yeesheen hogaamiyayaasha madasha.

Muqdisho(AFKA);Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Max'ed Cismaan Jawaari ayaa beeniyay in uu khadka talleefoonka uga qeyb-galay kulan ay yeesheen hogaamiyayaasha madasha oo looga hadlayay xiisada siyaasadeed ee Galmudug.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip