Share with your friends via email

Daawo:"Doorashada Diyaar Baanu u Nahay, Laakiin Waxa Aanu Ka Door-bideynaa Oo Ka Horeysiinaynaa in Shacbiga La Bedbaadiyo" Murrashax Cirro

Hargeysa(AFKA)Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in aanay Doorasho gelayn inta ay dhibbaatadu haysato dadka abaarahu saameeyeen ee ku nool deegaanada Somaliland

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip