Share with your friends via email

Gudoomiye Saleebaan Oo La Sugayo Inuu Go,aan Ka Gaadho In Doorashadu Dalka Ka Qabsoomi Karto Abaarta Darteed

Hargeysa(AFKA);Guddoomiyaha golaha guurtida Md. Saleban Maxamuud Aadan, oo la filayo inuu maalmahan dalka ku soo laabto, ayaa la filayaa inuu isagu noqdo ninka go'aanka ka gaadhi doona in doorashadu wakhtigeeda ku qabsoomi karto iyo in kale.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip