Share with your friends via email

Daawo:"Waxaanu Ku Kalsoonahay Tageerada Gobalka Hawd Iyo Degmada Axmed Dhagax Oo Noqon Doonta Muftaaxa Guusha Waddani ".. Musharax Ciro

Musharax Madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu qudbad dhinacyo badan taabaneysa u jeediyey haweenka xafaada Axmed Dhagax oo maanta si rasmi ah cuduudii taageero ugu biiriyey xisbiga Waddani

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip