Share with your friends via email

Top News:Badashaabka Togdheer oo Xisbiga WADDANI ka Hor istaagay in ay Hoteelada Burco Ku Qabsadaan Xaflad ay u Sameynaayeen Garabkii Aqlabiyadda UCID ee Togdheer +Ciidamo Xoogan oo La Dhoobay Wadooyinka

-Badhasaabka gobalka Togdheer Md.Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa si cad isu hor-istaagay xaflad soo dhaweyn ah oo Xisbiga WADDANI uu saaka hotel Kaafi ee magaalada Burco ugu sameynaayey garabkii aqlabiyadda Xisbiga UCID ee gobalka Togdheer

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip