Dugsiyada Gaarka Ah Ee Hargeysa Oo Ka Dhaga Adaygay Fulinta Goaan Uu Madaxweynuhu Soo Saaray Iyo Wareegto Uu Wasiirka Waxbarashadu Ku Ladhay
Hargeysa(AFKA);Dugsiyadda waxbarashada gaarka loo leeyahay ee caasimadda Hargeysa oo iskugu jira dugsiyo Hoose/dhexe iyo sare, ayaa diiday in fuliyaan go'aankii xukuumadda ee 24-kii January ee la soo dhaafay uu soo saaray Madaxweynaha Somaliland