Share with your friends via email

Madaxweyne Max'ed Cabdullaahi Farmaajo oo dadka ugu baaqay in ay jooojiyaan dabaaldegyada.

Muqdisho(AFKA);Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed ee dabaaldagyada ku soo dhoweeyay doorashadiisa inay joojiyaan isla markaana howlahooda caadiga ah qabsadaan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip