Share with your friends via email

Mid kamid ah Wadamada Islaamka oo laga mamnuucay Xuska Maalinta Jaceylka

Dalka Indonesia oo ah dalka ugu badan ee kunool yihiin Muslimiinta dunida ayaa laga mamnuucay qeybo kamid ah in laga xuso maalinta loogu magac daray Maalinta Jaceylka oo ku beegan 14-ka bisha Febraayo maanta oo kale.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip