Share with your friends via email

Madaxweyne Farmaajo Oo Safarkii Ugu Horeeyay Dibada Uga Baxaya Iyo Xog Ku Aadan Dalka Uu Aadayo?

Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa maalmaha soo socda in uu dalka uga ambabaxo safarkii ugu horeeyay isaga oo Madaxweyne ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip