Share with your friends via email

Madaxweyne Farmaajo oo Kulan gaar ah la qaatay Labo Wasiir iyo Masuuliyiin kale+Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa kulamo la qaatay Wasaaradaha Caddaaladda iyo Maaliyadda, waxa uuna kala hadlay hufnaanta nidaamka Maaliyadda, la dagaallanka musuqmaasuqa iyo sharreynta

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip