Share with your friends via email

Daawo: Naadiga akhriska iyo Qoraalka ee Halkaraan oo Xuska Maalinta AFKA HOOYO kaga qaybgalay Muuqaal uu ku Dalbanayo in lagu Caawiyo Buugaag

Naadiga Halkaraan ayaa codsaday in buugaag loogu deeqo isago qof kasta oo jecel horumarinta afka hooyo iyo aqoonta ka dalbaday inay kusoo kaalmeeyaan buugaag u badan afsoomaali si ay Bulshadu uga faaidaysato uguna kobciso aqoonteeda iyo wax akhriska

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip