Share with your friends via email

Salaad Roob Doona Oo Laga Oogay Badiba Magaalooyinka Dalka Iyo Qaabkii Ay U Dhacday Salaadaasi

Waxaa saaka gabi ahaanba gobolada iyo degmooyinka Somaliland laga oogey salad roob-doona oo wasiirka diinta iyo aw-qaafta Jamhuuriyada Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ugu baaqay inay bushadu tukadaan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip