Share with your friends via email

Madaxweyne Farmaajo oo baarlamaanka uga mahad celiyay ansixinta ra'iisal wasaaraha+Sawiro

Muqdisho(AFKA);Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa uga mahad celiyay xildhibaannada baarlamaanka sida kalsoonida leh ee ay codka ku siiyeen.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip