Share with your friends via email

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Shalay Tartan Ciyaareed u Furay Kooxaha Heerka Labaad ee Kubadda Cagta Boorama+SAWIRO

Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa shalay galabnimadii tartan ciyaareed u furay kooxaha heerka labaad ee kubadda cagta magaalada Boorama.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip