Share with your friends via email

Daawo;Xisbiga Kulmiye Oo Sida Adag Ugu Hadlay Mooshin Uu Sheegay In Bari La Hor Keeni Doono Baarlamaanka Somaliya.

Hargeysa(AFKA);Afhayeenka xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Xassan Gaafadhi ayaa waxaa uu sheegay in baarlamaanka Somaliya maalinta bari ah la keeni doono mooshin ka dhan ah saldhiga magaalada Berbera laga siiyey dawlada Imaraadka Carabta .

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip