Share with your friends via email

Aqalka Cad oo ka carooday canshuur celinta Trump ee la baahiyay.

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sanadkii 2015 bixiyay 38 milyan oo canshuur ah isaga oo ay soo gashay in kabadan 150 milyan oo doolar, sida ay muujinayso canshuur celintiisii oo la dusiyay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip