Share with your friends via email

Duqayn loo gaystay masaajid Suuriya ku yaalla oo galaaftay nolosha 42 ruux.

Afartan iyo labo ruux ayaa dhintay kuwo kale oo badanna dhaawac ayaa soo gaaray ka dib markii duqayn dhanka cirka ah lagu qaaday masaajid ku yaalla tuulo ay mucaaradku maamulaan oo ku taalla waqooyiga Suuriya, sida ay sheegeen kooxda la socota arrima

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip