Share with your friends via email

Warbixin Qarammada Midoobay ku Shaacisay in Yuhuuddu Midab-takoor Dawli Ah Kula Dhaqanto Falastiin

Warbixin cusub oo Qarammada Midoobay diyaarisay, ayaa lagu shaaciyey in dawladda Israa'iil ay nidaam midab-takoor dawladeed ah (apartheid) kula dhaqanto dadka reer Falastiin, kaasoo ay cagta hoosteeda ku geliyeen dhulka iyo dadka Falastiin.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip