Share with your friends via email

Markabkii Dhawaan Lagu Afduubtay Xeebaha Maamulka Puntland Oo Lasoo Bandhigay+Sawiro

Dekadda Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa maanta lagu soo bandhigay Markabkii ay qafaasheen koox la sheegay in ay ahaayeen burcad badeeda Soomaalida balse markii dambe lagu guuleestay in laga sii daayo Markabkaasi.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip