Share with your friends via email

Cabdinuur Maxamed Axmed, ayaa loo magacaabay, Agaasimaha cusub ee Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya. Waxaa xilkaasi horay u hayay Shador Xaaji Maxamuud, oo Afartii sano ee lasoo dhaafay la shaqeeynayay Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud.

Hargeysa(AFKA);Cabdinuur Maxamed Axmed, ayaa loo magacaabay, Agaasimaha cusub ee Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya. Waxaa xilkaasi horay u hayay Shador Xaaji Maxamuud, oo Afartii sano ee lasoo dhaafay la shaqeeynayay Madaxweynihii hore Xasan Sheekh

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip