Share with your friends via email

Mareykanka Oo Aaladaha Qaar Ka Mamnuucaya In Lala Raaco Diyaaradaha

Mareykanka ayaa qorsheynaya in qalabka korontada ku shaqeeya ee sida laabtoobyada iyo tablets-ka laga mamnuuco in lala raaco diyaaradaha uga imaanaya wadammada Bariga Dhexe iyo woqooyiga Afrika.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip