Share with your friends via email

Duuliye Diyaradeed Oo Geeriyoday Xili Diyaradii UU waday Hawada Ay Ku Jirto

Duuuliye ayaa geeriyooday Arbacadii xilli uu waday diyaarad uu ka soo duuliyey Magaalada Dallas kuna wajahnayd Albuquerque ee New Mexico ee dalka Mareykanka, sida ay xaqiijisay shirkadda diyaaradaha ee American Airlines.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip