Share with your friends via email

Madaxweyne Donald Trump Oo Cambaareeyay Weerarka Kiimikada Loo Adeegsaday Ee Dalka Suuriya

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa cambaareeyay dadka shacabka ah ee lagu laayay waqooyiga Suuriya kuwaas oo ay u muuqato in lagu weeraray hub kiimiko ah oo ay gaysteen diyaaradaha dagaalka ee Suuriya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip