Share with your friends via email

Deg Deg :- Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Ka Hadashey Mid Ka Mid Ah Mayaarada Somaliland Oo Xilkii Laga Qaadey Iyo Dacwada Xisbiga UCID Ku Soo Oogey Maayarada

Wasiir ku xigeenka gobalada iyo degmooyinka ee wasaarada arimaha gudaha Somaliland Jaamac Cabdilaahi Biin ayaa waxaa ay ka hadley maayarka degmada Saylac iyo ku xigeenkiisii oo shalay xildhibaanada degmadaasi xilkii ka qaadeen .

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip