Share with your friends via email

Oradyahan Itoobiyaan ah oo mudaaharaad ka dhigaya tartanka London

Oradyahanka reer Itoobiya ee dibad jooga ah Feyisa Lilesa ayaa wacad ku maray in uu dawladda ku mudaaharaadi doono Axadda marka magaalada London lagu qabto tartanka orodka ee Maaratoonka, isaga oo sheegay in uu "dhiig ka qulqulayo" dhulkiis

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip