Share with your friends via email

Deg Deg:Wasiirka Wasaarada Caafimadka Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Buuhoodle Kulana La Qaatay Dhakhaatiirka Dakhtarka Daryeel +Sawiro

Buuhodle(AFKA);Wasiirka Caafimadka Somaliland Dr Saleeban Ciise Ahmed Ayaa Gaadhay Magaalada Buuhoodle Isla Markiiba Waxaa Wasiirku Kulan La Qaatay Qaar Kamida Dhakhaatirta Ka Hawl Gala Dhakhtarka Daryeel Ee Magaalada Buuhoodle

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip