Share with your friends via email

Saynisyahan Ikhtiraacay Aalad Awood U Leh Inay Koronto Siiso Qaaradda Afrika Oo Dhan.

Injineer u dhashay dalka Nayjeeriya ee galbeedka qaaradda Afrika, ayaa sheegay inuu ikhtiraacay, isla markaana farsameeyey qalab awood u leh inuu koronto buuxda siiyo waddamada qaaradda Afrika oo dhan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip