Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay inuu kala hadli doono dhigiisa dalka Mareykanka Donald Trump go,aanka ay dawladda Mareykanka ku qalabeyneyso malleeshiyaadka Kurdiyiinta Suuriya, marka ay ku kulmaan magaaladan Washington todobaa