New York, (AFKA/AFP):- Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay 22-kalena way ku dhaawacmeen, magaalada New York, ka dib markii askari ciidamada bada ee Maraykanka ka tirsani uu gaadhi la dhex qaaday jid cidhiidhi ah oo ku yaala xarunta ganacsiga ee New Yo