Share with your friends via email

Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Guurtida Somaliland Siciid Jaamac Cali oo halkaa hadal furitaan iyo soo dhaweyn ah ka jeediyay

Hargeysa(AFKA);Gudoomiye kuxigeenka Golaha Guurtida Somaliland Siciid Jaamac Cali ayaa Munaasibad qado sooryo ah kusoo dhaweeyay xubno kamid ah Golaha Baarlamaanka Dalka Jabuuti oo maalmahan ku sugnaa Caasimada Somaliland ee Hargeysa.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip