Share with your friends via email

Xisbiga Waddani Oo Soo Bandhigay Dariiqa Uu U Marayo Ictiraaf Raadinta Somaliland Hadduu Talada Dalka Uu Ku Guulaysto

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa soo bandhigay qorshaha iyo dariiqa ay u marayaan Ictiraaf raadinta Somaliland marka ay ku guulaystaan hogaaninta talada dalka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip